(Sawirro) Muxuu Shiikh Adan Madoobe u sheegay Guddiga doorashada Madaxweynaha?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka  Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo Guddoomiye ku Xigeenka 2-aad ee Golaha shacabka mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa maanta gelinkii dambe kulan la qaatay Gudigga Isku-dhafka ah ee Qabanqaabada Doorashada madaxweynaha. Guddoomiyaha ayaa marka … Continue reading (Sawirro) Muxuu Shiikh Adan Madoobe u sheegay Guddiga doorashada Madaxweynaha?